Radio Sweden public
[search 0]
Plus
Téléchargez l'application!
show episodes
 
Loading …
show series
 
It's been labelled the biggest environmental scandal ever in Swedish history and in this edition of Radio Sweden Weekly, we speak to one of the prosecutors, and one those who first sounded the alarm. Anna Öhgren in Norrtälje first noticed something was wrong when a large number of lorries started passing by her house with truckloads of unsorted was…
  continue reading
 
Qof ayaa la qabtay loona xiray isaga oo looga shakisan yahay dambi argagixiso oo ka dhacay Iswiidhen maalinta Arbacadii. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa taageeray soo jeedinta ah in carruurta da'doodu ka yar tahay 15 sano awood loo yeelan karo in la dhageysto taleefoonnada inta lagu jiro dembi baarista. Sarkaal hore oo ka tirsanaan jiray qeeybta ba…
  continue reading
 
Iswiidhen ayaa ku guuleeysatay billaddii labaad ee tartammada ciyaaraha Paralympikada ee ka socda magaalada Baariis. Laba dhallinyaro Iswiidhish ah ayaa lagu soo oogay dacwad isku day dil oo ka dhacay dalka Denmark. Wakiilka ka hortagga takoorka ee magaciisa loo soo gaabiyo DO ayaa helay siddeed eedsheegad ah oo ku saabsan cuntada iskuulaadka laga …
  continue reading
 
Wiilashii da'da yaraa ee dhaawacyada culusi ka soo gaareen biriqdii ku dhacday oo caafimaadkoodu ka soo wanaagsanaaday. Wiil da'yar ah oo dhigta dugsi hoose dhexe oo ku yaalla degmada Huddinge oo saaka toogasho lala beegsaday. Kuleeylkii cadceedda ee abid ugu kululaa taariikhda Swedene bisha sebteember 31,1 digrii.…
  continue reading
 
Utrikesminister Tobias Billström lämnar sitt jobb./ En tonårspojke blev skjuten av en annan elev, på en skola i Huddinge. / Över 1 000 anställda måste sluta på Telia i Sverige. / Det är fler anhöriga till gängkriminella som söker stöd från Brottsofferjouren än tidigare. /Cyklisten Anna Beck tog brons Sveriges första medalj i Paralympics. Lyssna på …
  continue reading
 
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna, (SD) ayaa maanta shir ku soo bandhigey qorshe la xiriira miisaaniyadda deyrta. Boliiska degmada Eskilstuna ayaa go'aansaday inuu laba goobood ku soo rogo xeerka goobaha ammaanka ah. Amiirad Sofia iyo seeygeeda amiir Carl Philip ayaa sugaya ilmo hor leh oo u dhasha, sida lagu qorey shaashadda qasriga boqor…
  continue reading
 
A round-up of the main headlines in Sweden on September 3rd 2024. You can hear more reports on our homepage www.radiosweden.se, or in the app Sveriges Radio Play. Presenter: Sujay Dutt Producer: Michael WalshPar Sveriges Radio
  continue reading
 
Booliska magaalada Malmö ayaa bilaabay howlgal gaar ah oo ay ugu magacdareen 'Albert', sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Nin booliis ah ayaa waxaa baaraya rugta xeer ilaaliyaha gaarka ah ka dib markii uu casuumaad xiriri jinsi u diray haweenka da'da yar ee nugul, kuwaas oo uu la kulmay isaga shaqadiisa ku jira. Iibka gawaarida cusub ayaa hoos u …
  continue reading
 
Loading …

Guide de référence rapide